Guddoomiyaha Abaabulka Xisbiga Ucid ee Qaarada Yurub Samiya oo Darenkeeda ku soo bandhigtay Muuqalkan Xaalada Dalku marayo

0
88

Waa Video Aan Soo Diyaariyay Oo Magaciisa La Yidhaahdo Warmaha Dhiga Somaliland, Vidoegan Waxaan logu Talo Galay Waano Ku Socota Xukuumadda Somaliland, Guurtida , Barlamaanka Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ah Inay Si Wada Jira Oga Heshiiyaan Doorashada Wakhtigeeda Inay Ku Dhacdo.
10563166_10153015512938925_3101130956647414857_n