Barlamaanka Somaliland oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Guddoomiyaha Maxkamada Sarre.

0
91

 

aADANHargeysa(Waaheen) Fadhi wadda Jir  ah  oo ay Maanta yeeshen labbada Golle Barlamaan ee Guurtida iyo Wakiilada ayaa waxay Cod u Qaaddeen Guddoomiyaha Maxkamada Sarre ee Somaliland Aadan Xaaji Cali waxaanay ku Ansixiyeen Cod Aqlabiyad ah waxaana Haa Ugu Codeyey 110 Xildhibaan, Waxa ka Aamusay 10 Xildhibaan,  Cid diidayna ma jirto Guddoomiyuhuna muu Codeyn Sidaasuna ku Ansaxmay.