BURCOOY SIDA ICTIRAAFKA LOO SUGAYO AYAA MADAXDINA LOO SUGAYAA

0
92

mmmsWaxaynu daawanay madaxda gobolka togdheer oo ka cabanaysa TV QARANKA, kuna edaynaysa TV QARANK ayaa nalaga sii dayn waayay, waxaynu ogsoonahay tv qaranka oo ah mid had iyo jeer ku faana waxqabadka ay qabato dowlada heer xukuumadeed iyo heer dowladaha hoose oo ay shacabkana ogsoonyihin inuu yahay tv qaranka mid inta badan baahiyaha waxqabadyada muuqda kana gaabiya meelaha uusan ka jirin waxqabad muuqda.

Waxaynu ogsoonahay in tv qaranka uu waday barnaamij ah maqal dadkaaga soona fadhisayo madaxda qaranka si madaxda iyo shacabka ay isu dhaafsan karan su’aalaha iyo jawaabaha waafaqsan dhaliilaha jira.

Waxaynu ogsoonahay in tv qaranka shaqaalihiisa gobolka togdheer ay balamiyeen aqoonyahaniinta gobolka togdheer qaar kamid ah iyo madaxda gobolka togdheer  iyagoo fulinaya barnaamijkii ahaa maqal dadkaaga ee tv qaranka sida tooska ah uga bixi jiray,

Waxaa dhacay inay balantii ay la balameen madaxda gobolka togdheer shaqalaha tv qaranka ay uga baxeen aqoonyahankii la balamiyayna ay aad uga xumadeen balantii ay sameyeen tv qaranka ee dhicisowday,

Madaxda aynu dareensinee oo aynu niraahno kuwan aad ka cabanaysaan waa kuwii idin lahaa kalaya oo waxqabadkina bulshada u shega ee waliba jeclaa inay sumcadina iyo sharaftina kor uqadaan bulshadana u cadeyaan inaad tihiin madax udhaga nugul bulshadii soo dooratay walibana aad la wadagtaan fakarkooda, bulshadana ka dhadhicisaan waxii idin qabsoomay iyo waxii aan idin qabsoomin haday tala wanaagsan hayaan.

Madaxda waxay cabashadooda wayn soo baxday 18may sida wacan ee gobolada kale looga sii dayay gobolkan uu noqday gobol aan isku duba dhacsanayn shacabkana ay ogsoonayeen sidii looga xusay iyo fadeexadii dul hogsatay.

Anigoo ah madaxwaynaha mustaqbalka waxaan idin leeyahay bal is canaanta oo isku canaanta waxaad khaladeen habacsanaantii 18mayna waad garanaysaan oo waxaan u arkaa in ceebtina la qariyaye bal dib isu qimeeya, tv qaranka waa tv gii udiyaarka ahaa inuu idin gaadhisiyo meel aydan gaadhin,