Xisbiga UCID oo xilkii ka qaaday maasuuliyiin xilal sare ka hayey Togdheer.

0
43

Hargeysa(Waaheen)Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa xilkii ka qaaday Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan masuuliyiinta xisbiga ee Gobaolka togdheer kuwaasi oo ay ku eedeeyeen inay sifiican u gudan waayeen waajibaadkoodii shaqo.
sidaasi waxa lagu sheegay Warsaxaafeed uu xisbigu soo saaray oo u dhignaa sidan:
001