Hambalyo iyo Duco ku socota Maareeyaha cusub ee TV ga Qaranka Somaliland Abdi Ali Mahdi

0
98

Adan Cajab oo ka mid ah duqayda magaalada london ayaa hambalyo,duco iyo bogaadin  isku jirta u soo gudbinaya Maareeyaha cusub ee TV ga qaranka Somaliland

Abdi Ali Mahdi,isla markaana Ilaahay uga baryeya inuu xilkaas u fudaydiyo Amin Amin.

Waaheen London