Dooxa Dacar Budhuq oo Qaaday Bas Arday ka Qaaday Berbera Oo Hargeysa u socday.

0
62

Dacar-Budhuq(Waaheen):- Warar Ay Hadhwanaagnews Ka Heshay Magaalada Dacar Budhuq Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan In Dooxa Dacar Budhuq Uu Qaaday Gaadhi Bas Ah

Gaadhigan Baska Ah Oo Ay Leedahay Shirkada Salaama Bus Kuna Soo Socday Maagalada Hargeysa Ayaa  Waxaa Uu  Ka Yimid Magaalada Berbera Isla Markaana Waxaa Uu Siday Ardey Hablo U Badan

Wararka Ayaa Waxaa Ay Intaasi Ku Sii Darayaan In Dadkii Baska Saaran Badankoodi Laga Badbaadiyey Daadkii Dooxa Marayey Balse Hal Qof Oo Ka Mid   Ah  Ardeydii Uu Siday Ayaa Ila Hada La La Yahay Meel Uu Raq Iyo Ruux Dhigay .

Sidaasna Waxaa warbaahinta u  Xaqiijiyey Mid Ka Mid Ah Dadkii Goob Jooga Ahaa