Marunbaa inuu Waran-Cade Cadho dalka uga dhoofay markii la joojiyey Malaayiin Dollar oo ay Wasaaradiisu heli jirtay?.

0
46

Hargeysa(Waaheen)-Isbeddel ku yimi hannaan dakhli ee Dalka, ayaa keenay in wax kabedel iyo dib u eegis lagu sameeyo hannaanka ay lacagaha  ku helaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha waddanku, waxana ugu horrayn la gooyey lacago malaayiin dollar ahayd oo Wasaaradda Arrimaha Guduhu ku qaadan jirtey Magaca Amniga, taas oo la dhaliilay hannaanka  loo isticmaali jirey iyo waliba.

Halkan ka Akhriso Warkan oo Faah faahsan