Tacsi Tiiraanyo leh

0
79

Sheekh Aaden Siiro Wuxuu Tacsi U Dirayaa Ilma Cabdi Axmed Oo Hooyadood Ku Geeriyootay Hargeysa

Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro), oo ku sugan dalka Hindiya, wuxuu Tacsi u dirayaa eheladii, Qaraabadii, Carruurtii iyo guud ahaan Qoyska reer Cabdi Axmed oo ay hooyadood ahayd, Marxuumad Amran Sheekh Cali Cabdi, oo xalay fiidkii ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, maantana la aasayo.

Sheekhu wuxuu ILAAHAY uga baryayaa Marxuumad Amran inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdeyna Samir iyo Iimaan Ka Siiyo, Aamiin..Aamiin..Aamiin