Tacsi

0
81

cawsAyaan iman Cabdicasis Maxamud,  khadra Aadan Muxumed, Safiya Aadan Muxumed Hinda Aadan Muxumed,  Shugri Aadan Muxumed, Kaltuun Maxamed Dacar, Aamin Cali Xirsi, Sahra Maxamed Cismaan, Seynab Yusuf, Xaalimo Shuceyb,  Shugri cismaan xasan,  Farax Saleebaan Caydid, Hilaal, Hindi cali, Rooda Caalin Dhammaan Dadkaasi oo ku Nool Waddanka Sweden Gaar ahaan Gobolka Dalarna Magalada borlänge Waxay Tacsi Tiiranyo leh u Diryaan Ehelkii Qaraabadii ay ka Baxday Marxuumada Khadra Maxamud Cabdi oo Khamiistii Bishu ahayd 2/04/2015 ku Geeriyootay Waddanka Sweden, waxay si gaar aha uga Tacsiyadeeynayaan Geeridaasi Naxdinta leh Waalidiinteed, Odeygeedii iyo Caruurtii ay ka Tagtay Inaalilahi wa inaalileh Raajucuun Illahay Janadii Fardoowsa ha ka waarabiyo Dhammaantooda Illahay Samir iyo iiman ha ka siiyo. Aamin Aamin.