Golaha Deegaanka Magaalada Gabiley oo Doortay Maayir Cusub.

0
107

mayarka cusub(1)Hargaysa(Waaheen) Golaha Deegaanka Gabiley ayaa Doortay Maamir Cusub siday ay sheegayaan Wararka Ka Imanaya Magaalada Gabilay Sheegayaan Fadhi Ay Maanta Yeesheen Mudanayaasha Golaha Deeganka Ee Degamada Gabilay In Ay Ku Doorteen Maayarka Cusub Ee Degmadaasi Gabilay .

 

Ka Dib Markii Mayaarkii Hore Ee Degmada Gabilay Shuceyb Maxamed Muuse Uu Isku Shaandhentii Ugu Danbaysay Ee Madaxweyne Siilanyo Soo Saray Laga Dhigay Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland .

Xildhibanada Golaha Deegaanka Ee Degmada Gabilay Ayaa Waxaa Ay Fadhigoodan Saaka Yeesheen Ay U Doorteen Maayarka Magaalada Gabilay In Uu Noqdo Xildhibaan Aamiin Cumar Cabdi Oo Badli Doona Mayarki Hore .

Waxaana Xusid Mudan In Maayarkan Cusub Ee Degmada Gabilay U Yahay Xildhibaan Ka Soo Baxay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Isla Markaana Noqonaya Gudoomiyhii Labaad Ee Golaha Deeganka Gabilay Tan Iyo Intii La Soo Doortay Golaha Deeganka Cusub