Hambalyo Meher Wacan.

0
199

hambalyoHabo Xaliimo Cali Xaaji iyo Caruurteeda oo kala ah Samsam Xuseen Cabdiraxman, Hinda Xuseen Cabdiraxmaan, Ridwaan Xuseen Cabdiraxmaan, Muna Xuseen Cabdiraxmaan, Safwaan xuseen, iyo ilma Cabdi muuse oo kala Muuna Xuseen Cabdi Muuse, Faraxa Xuseen Cabdi Muuse, Farxaan Xuseen Cabdi Muuse, Ahmed-Nuur Xuseen Cali, Ibraahin Cumer Daahir, Cabdishakuur Maxamuud Cumer, dhamaan Dadkaasi waxay Hambaliyo iyo Bogaadin u dirayaan.

Boqorka Maxamed Xuseen Cabdi Muuse.

Iyo

Boqorada Hoodo Cawil Siciid

Waxayna leeyihiin:- BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.