Bushaaro, bushaaro waa Dhaktar ilkaha ku taqasusay

0
174

 

DSC_001

   “ WAXA  DHAMMAAN  DADWEYNAHA  REER  HARGEISA  IYO  NAXAWAAXIGEEDA  LA  OGEYSIINAYAA  IN  LAGAAGA  FURAY HARGEISA  “  CANADIAN DENTAL CLINIC “  OO  LAGU DAWEYNAYO  ILKAHA.DSC_0065

XARUNTAASI  CUSUB  EE  CAAFIMAADKA  ILKAHA  WAXA  ASBUUCAN  LAGA  FURAY  GOOBTA  HOTEL  MAAWEEL KU  DHAGAN EE  KA  SOO  HORJEEDKA  BAR  HARGEISA  IYO  SOMCABLE.  WAXA GOOBTAASI

DIYAAR  KUUGU  AH  TAKHAATIIR  AJANABI  IYO  SOOMAALIBA  AH  OO  AQOON  IYO  WAAYO  ARAGNIMO  U  LEH  HAWLAHA  CAAFIMAADKA  ILKAHA 

WAXA  AAD  KALA  XIDHIIDHI  KARTAA  TELEFOONADA  KALA  AH:   002522 – 523 – 551  LANDLINE   AMA  MOBILE:  00252 63- 443 -0014  AMA E-MAIL :  moejama1@hotmail.com

 

 

Waaheen

London