Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Maanta Shaqadii Ka Joojisay Garyaqaanadii Ka Hawl Geli Jiray Maxkamada G/sanaag Ee Ceerigaabo +Akhriso Warqadii Shaqo Joojinta‏

0
278

XXXXXXXXXX XXXXXXXXXXXXXXXceerigaabo(wAAHEEN) Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Maanta Shaqadii Ka Joojisay Garyaqaanadii Ka Hawl Geli Jiray  Maxkamadaasi

Garyaqaanadan Shaqada Laga Joojiyay Ayaa Mudo Dheer Ka Hawlgeli Jiray Maxkamada Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo Waxayna Saaka La Kulmeen Warqad Shaqa Joojin Ah Xili Ay Kiisas Badani U Yaaleen

Sidoo Kalena Qaar Ka Mida Shacabka Ay Kiisaskooda Gacanta Ku Hayaan Qareenadani Ayaa Cabasho Ka Muujiyay Shaqo Joojinta Lagu Sameeyay Qareenada Ka Hawlgeli Jiray Maxkamada G/sanaag Ee Ceerigaabo Isla Markaana Waxay Cadeeyeen In kiisaskoodi Ay Ula Wareegaan Qareeno Shaqaale Dowladeeda OO Ka Mushahar Qaata Dowlada Kuwaas OO Dhowaan Loo Soo Magacaabay Maxkamada In Ay Ka Hawlgalaan