Raysal Wasaaraha Ethiopia oo Booqday Jabouti.

0
41

Djabuti(Waaheen) Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya,Hailemariam Desalegn iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo ayaa booqasho ku tagay waddanka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo ay uga bilaabmayso wadahadal dhex maridoona Madaxda sare ee dalkaas.

IMG_231674972940445

0000000000000

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mud. Ismaciil Cumar Geele ayaa kaga hortagay garoonka diyaaraha, haalkaas oo u si ballaadhan ugu soo dhaweeyay Raysal Wasaraaha iyo Waftigiisa. Labada Wadan ee Itoobiya iyo Jabuuti ayay ka dhaxeeyaysa ganacsi xoogan, iyadoo dalka Itoobiya uu si xooga u isticmaalo Dekada dalkaas.

IMG_231986220916264

IMG_231686099999034

Geesta kale sanadihii u danbeeyay waxa kor u kac ballaadhani ka muuqday isku xidhka labada dal.