Daawo: Gudoomiyaha Abaabulka Ucid Ee Yurub Marwo Samia oo Baaq Iyo Cambaareyn Ku Socota Kulmiye, Guurtida Somaliland

0
130

saamiya  7Anigu Ah Godomiyaha Abaabulka Ucid Ee Yurub Marwo Samia Muse Waxaan Leeyahay Xukumadda Kulmiye Iyo Dadka Afkooda Ku Hadlaya Ammaa Boqor Ha Noqdo Amma Mudin Ha Noqdo Muddo Kordhinta Aad Rabtaan Ma Dhacayso Ee Kulmiye Damaca Gooniya Ah Iska Daa Oo Dadka La Mid Noqo !!!!!