Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Ward Cusub oo lagu soo Kordhiyey Cisbitaalka Hargeysa.

0
93

wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed  Xaglo-Toosiye ayaa maanta xadhiga ka jaray qayb cusub oo Waadh ah oo ay wasaaradda caafimaadka ka hirgelisay Cisbitaalka TP-da ee Magaalada hargaysa.