Ururka Haweenka Qaranka ee Now oo Waxqabadkooda soo bandhigay‏

0
83

Marwada Koowaad ee Qaranka JSL Marwo Aamina Sh Maxamed Jirde ayaa ka qayb gashay munaasabad lagu maamuusayey soo bandhigidaa waxqabadkii ururka haweenka ee NOW ee mudadaii afarta sano ahayd ee u dambaysay.