Komishanka iyo Sadexda Guddoomiye Xisbi oo kulan Gaar ah Maanta Yeelanaya

0
93

 

Hargeysa (Waaheen) Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa Maanta Kulan isku yeedhay Guddoomiyaasha Saddexda Xisbi Qaran ee kala ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha  Xisbiga Waddani Cabdiraxman Cirro, iyo  Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe.

lama garanayo ujeedada Kulankaasi iyo Waxyaabaha ay ka wadda hadlidoonan basle  waxa kulankooda  lala  xidhiidhinayaa  arrimaha Doorashooyinka oo kaabiga inagu soo haya una muuqda inaanay wakhtigoodii ku qabsoomayn.