Garoomo Casri ah oo laga Hirgaliyay Hargaysa‏.

0
76

Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Xaaji Cabdi Kariin Xuseen Cabdi Waraabe oo ay weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha ayaa ka qayb galay Furitaanka Laba Garoon oo hab casri ah loo dhisay kuwaas oo laga hirgaliyay Degmada Axmed Dhagax ee Caasimada Hargaysa gaar ahaan Degsiimada Libaaxyada