Tacsi

0
93

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. MARXUUN ISMAACIIL AXMED DIILIN (XABIIBULLAH)

MAXAMUUD JAAMAC AADAN
KHADIIJA JAMA AADAN
KHADAR JAAMAC AADAN
FAADUMO MUXUMED AADAN
SAHRA MUXUMED AADAN
HAABIIL MUXUMED AADAN
MAXAMED SALAAN CISMAAN
AAMINA SALAAN CISMAAN
MAXAMED ISMAACIIL JAAMAC
XASAN ISMAACIIL JAAMAC.

Waxan halkan ka tacsiyadaynaa mustafe ismaaciil axmed (kenedi)
Iyo dhamaan reer ismaaciil axmed diilin, geeridii naxdinta lahayd ee ku timi aabahood ISMAACIIL AXMED DIILIN (XABIIBULLAH) oo  khamiistii 14.10.05 ku geeriyooday wadanka sucuudiga.

Waxaan leenahay ilaahay naxatiistiisa jano ha ugu naxariisto marxuunka godkana ha  u nuuro.
Dhamaan reer axmed diilin iyo inagaba samir iyo iimaan ha inaga siiyo.

Aamiin
Khadar jama
London