60 ki waxaa xoriyadi so gudomaay somaliland oo isku dhaan ina cigaalna safaradisa dad isku dhafaan ayuu ka dhigi jiray ina riyalena lamidbu aha lakin axmed silanyo isaaq unbu kaxaaysta tasina qaranimo wa ku geef

0
70
10409905_690776230982055_1576842607_nwaxaan salamaya dhaman somalilanderka
sigara waxaan usalamaya warbahiinta madaxa banan
dhamaan waxaan umada reer somaliland u rajaynaya inu noqdo sanaad guul iyo barqaqo ku curta    waxan kalo rajaynaya inu noqdo sanadki isbadalka oo dalka inoga dhacdo dorasho xor iyo xalali si lo gadho higsigena iyo  rabitanka shacabkena
waxaa  iswaydiin leeh  dalkani xaguu ka yimii  marki aynu ingiris,   kalaso waregnay xornimadena iyo madaxbananidena,  ragii kaso gudomaay ee hargaysa kenaay waxaay ahayeen shan nin oo somaliland u dhashay  hadii lo ego xaga haybta  waxaay kala ahayeen
haarti  gidabirsi iyo isaaq  dhamaan dadkasi waxaay ahayeen dad isku calola oo isku mid ah oo inay wax wada wadagaan ay ka dhaab ahayd
waxaa tariikhda lagu hayaa markii   ay besha dhexee,  raag badaan oo kaso jedaa ku dholalayeen somalilanwyn   aan isku darsano  oo aan somaliya gayno xoriyadena  ragii  halkudhiga  ka sameyay ee laha  waar aynu  afartan bixino dawladnimadena   oo aynu barano dawladi waxay tahay  waxay hayeen  samaron iyo haartii
waxaa aan marnaba la ilawey  halkay kaga jereen midnimada somaliland  labada daraaf ee somaliland
waxaa kalo iswaydin leeh  dawlanimadeni markaynu laso noqonay  ina cigaal waxa uu ku dhawaqaay  xukumaad,  taso aay kaso jedaan dhamaan  somaliland dadka u dhashay  golihisi wasirada  waxaa ugu tun wayna  alaya raxme mr fagadhe oo aha wasirka arimaha dibada waxaa la   xasustaa  lix safaar oo  madaxwayne  cigaal ku tagay calamka isagoo ka hadlaya qadiyada somaliland  safarkisi maraykanka   walahaya  wasiradi  lasocday  iyo kuway ahayenba  waxa kalo la haya  safarkisi ingisirka  ragi lasocday ee ka hadlayay qadiyada somaliland  waxaa kalo jirtay safarki faransiska  u kutagay ina cigaal  laba safar oo kalaa,   jiray  ki carabta iyo mid uu midawga  afrika kula hadlayay   kuwaso dhaan hal wasir oo isaqa aya kaga jiray  ugu yarana  todoba wasir ayu kaxasayn jiraay
ina riyale waxaan xasusta safaradisi maraykan ingiris midawga yurub iyo ki afrika oo dhan uu kumaray diyarada khaska ee u qadiyada somaliland ka hadlayay hal wasir oo gidabirsiya lama socon manu aminsanan in reer hebeel  ibinkaraan  qadiyada somaliland  waxanu aminsana  in lomidobo talada iyo qaranimada somaliland taasna waxaa iga markhatiya shacabwaynaha somaliland inay ka dhab ahay qadiyadu mr  rayalee
baal hadaba dib uracaa socdaladi  madaxwaynee   silanyo kutagay maraykan ingiriis yuruub carabta iyo afrika  waxaa aan xasusta malinti la waydinayay maraykan wasiradadu wa imisa iyo maxaa dumar kujiraa   ee u maraykan jogaay cidaa la socotay dhaman shanta wasir ee la socdayba waxay ahayeen isaaq,  waxaan xasusta  oo kale  marki uu ingiriiska  uso kicitimay ee ula balansana raysal wasaraha ingiriska     waxaa la socdaay sadeex  wasiir  iyo safiirka  ufadhiya  ingiriska somaliland  dhamantood waxaay hayeen isaaq  waxaan  kalo ognahay safar kastaa oo madaxawaynuhu ubaxayo   cidaa u kaxaaystaa wa wasiroo isaqa  bal u firso   malinti dhawaayd ee qadiyada  somaliland  laga hadlayay  ee jabuti latagayay   yala socday madaxwaynaha  ma garan kaartaan  dhamantood waxaay hayeen isaaq  waxaan ka xasustaa wasiir cabdi aw dahiir  isaaq  wasiir xirsi xaji cali isaaq  wasiir maxamed bixi yoniis isaaq  bal hada ufirsada  waxaa laga hadlayanaa  waa qadiyada somaliland   iyo sidii somaliya  lokala bixii lahaa,   ilahban idinku dhaarshee miyanaay  waax cebaa ahaayn    marka qadiyada laga hadlayo  in ciid garii turta ku sidatoo   oo laga ilasho fagarayasha  dadka  kalee  waxkula leeh
nin anu sxb nahaay  oo dadkaan somaliland  udhashay  kamidaa   ayaa ila kaftamaay  maliin  waxaa u   igu   yidhii   war   hortaa  waxaad  hadaynu  wax  wadaa lenahaay  maxaad      safarada   madaywaynaha   noga   reebtaan ? suaasha kalenaa  waxaay tahaay   hadaynuu   wax   wadaa lenahaay   magarayashaa   somaliland   lagaga dodayoo   maxanuu   uga maqanahaay  ayu   iwaydiyay  ? baal   shacaabwaynoow    idiinkuu   kasoo jawabaa labada  su alood
ugu danbaynti   waxaan   kugula  talinaya  madaxwaynee   qababka   safaradada  waxkaa badaal  waxaan kalo kugula talinayaa  oo aan   baryahabaa ka hadlayay   golahagaa  wasiraa   wax  kabadaal  oo dareenkaa somaliland  ee so egayaa xagagaa  waax tuus  oo walibaa  8 bilod ba ku hadhee  u tuudh somaliland  oo belahaa darafyada  ka haqab tiir  golaha   wasiradaa
garaad cabdiqani maxameed cabdilahi