“Berbera Iib Maaha 2015″Godomiyaha Abaabulka Garabka Haweenka ee Qarada Yurub Marwo Samiya Muuse

0
57

mar Godomiyaha Abaabulka Garabka Haweenka ee Qarada Yurub Marwo Samiya Muuse ayaa ka hadashay Xukumadda Madaxweyne Silaanyo oo iibisay Warshada Leydhka ee Berbera iyada oo la sheegay in Marwada Madaxweynaha Amina Waris arrintaasi ku lug leedahay Waxaan Leeyahay Waa Maxay Saluuglay Sekadahan la is dhaafsaday sidee buu xaalku kaa yahay??Berbera iib Maaha 2015