Tacsi Kusocota Saxaafada iyo Marxuum Maxamed Rashiid‏

0
73
Maxamed Rashiid Muxumed AHN Waxa uu ahaa halyey iyo Halgamaa iyo waliba hal adayg oo aan runta la gaban una soo Halgamay Madax Banaanida |Saxaafada Xorta ah.
Innaa lillaahi Wa inna Ilayhi Raajicuun Geeridu Waa xaq Waana lama huraan Cidkasta Sugaysa Sidaa Darteed.
Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh udirayaa dhamaan Shacab waynaha Jamhuuriyada Somaliland, Saxaafada Madaxbanaan iyo Gaar ahaan Ehelkii Qaraabadii iyo Asaxaabtii uu ka baxay Marxuum Muj Maxamed Rashiid Muxumed Faarax oo xalay ku geeriyooday Dalka Kenya. Waxaan Ilahay Subxanahuye uga Baryayaa inuu Samir iyo Imaan inaga siiyo dhamaanteen Geerida naxdinta leh.  Marxuumkana Waxaan ilahay Uga baryaya Inuu Janadii Udgoonayd ugu Deeqo ishallah aaamiin yaarabi
Allaah Mahad leh
Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID
Abdiqani Ibrahim Salaf Kaptanka