Hambalyo Aroos Wacan

0
164

Aabo Eng. Cabdilaahi Jaamac IbraahimUntitled Untitled1

Iyo

Hooyo Milgo Cabdi Xayd Cawed

Iyo caruurtooda oo kala ah:-

  1. Cabdi Cabdillaahi Jaamac
  2. Xamse Cabdilaahi Jaamac
  3. Cabdisamed Cabdilaahi Jaamac
  4. Maxamed Cabdillaahi Jaamac
  5. Shaafici Axmed Carab
  6. Filsan Cabdillaahi Jaamac
  7. Axmed Khaliif Cabdillaahi Jaamac
  8. Maslax Cabdilaahi Jaamac
  9. Sakariye Cabdillaahi Jaamac
  10. Guuleed Cabdillaahi Jaamac

11.Naasir Cabdilaahi Jaamac

12.Muuna Siciid Carab

13.Raxma Siciid Carab

14.Maxamed Amiin Cabdi Cabdillaahi

15.Muwaahib Cabdi Cabdillaahi

16.Mahda Cabdi Cabdillaahi

17.Mubaarig Cabdi Cabdillaahi

18.Mowliid Cabdi Cabdillaahi

19.Safa Cabdisamed Cabdillaahi

20.Deeqsan Guuleed Cabdillaahi

  1. Maxamed Guuleed Cabdillahi

Dhamaan Qoyskaas oo kala jooga Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisaba waxay Hambalyo Aroos wacan  iyo Duco aan lasoo koobi karinba Hawada u Marinayaan  Boqorka iyo Boqoradda, Arooska iyo Aroosadda

Eng. Cabdixakiin Cabdillaahi Jaamac (Eng. Sanyare)

Iyo

Farduus Ismaaciil Axmed Cali

Oo Arooskoodu ka qabsoomay Magaalada Hargeisa, Gaar ahaan Xaraf Hotel 22/12/2014. Waxayna Leeyihiin Noqda Kuwii Isku waara Ubad Khayr Qabana kala Hella,.