Saylici oo Dilla ugu deeqay Sibidh

0
37

Dilla(Waaheen) Madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxman Cabdilahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay 300 kiish oo Sibidha ugu deeqay guriga martida dila. deeqdan ayaa ah tii koowaad ee xukuumada talada haysa kasoo gaadhay degmada dilla. degmadan ayaa ah mid ka mida degmooyinka ugu hooseeya Somaliland isla markaana codka ugu badan ay ka helaan xisbiyadu kamana hesho wixii ay balan qaadaan xisbiyadu wakhtiyada ololAha doorashada. hadaba shacabka degmada ayaa shalay u mahadceliyay xukuumada somaliland isla markaana sheegay inay wax ka badan ka sugayaan xukuumada talada haysa.