Somaliland: Mudaharaadka Dhacay Gobolka Saraar.

0
80

Caynaba(Waaheen)Magaalada caynaba ee xarunta Gobolka Saraar ayaa  maanta waxaa dhacay Mudaharaad lagaga soo hor jeedo Taliyaha qaybta Booliska Gobolkaasi saraar Axmed Daahir,dad waynaha Mudahaaradayay ayaa magaalada ku wareegay iyagoo ku qaylinaya hadalo ka dhan ah Taliyaha qaybta Booliska Gobolka saraar”
wuxuu noqday  laayaan gacanka hadalka  yaqaan,shalay nin bilays ah oo xidhan buu garaacay oo waxyeelo u gaystay,maantana ni ri, gaadhi ka jiidhay buu garaacay,dhaibaatooyin faro badan baa jirta,magaaladoo dan arintan ka mudahaarday sidaas waxa yidhi xaasho Maxamed
waxaanu ku baaqaynaa in nalaga bedelo inlaga bedelo qof masuul ah hadii nabad gaelyo,
Maxamed salaeeban ayaa yidhi”taliyihii ayaa  magaalada nabad gelyadeeda xumayanaaya intuu yidhaahdo ii xida ayuuu gacatiisa ku garaacaya ,badhasaabka ayuu caagad ku dhuftay maalin dhawayd.
hanalaga bedelo reer oodawayne ayaa yidhi naga bedela oo waliba meel muslin joogo ha gaynina,sidii baanu leenahay.sidaas waxaa yidi mudaharaade kale.
Geesta kale Taliyaha qaybta Gobolka saraar Gaashaanle Axmed Daahir oo ka jawaabaya eddayntan losoo jeediyay ayaa yidhi”qof danbi galay oo askarta raaaci waayo qof la dhirbaaxo iyo qof la riixoba wuu leeyahay.