Wasaarada Warfaafinta oo Tababar u soo xidhay Qaar ka mid ah Shaqaalaheeda.

0
136

Hargeysa(Waaheen) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa tababar u xidhay qaybo ka mid ah hawlwadeenada wasaaradda, qaar kalena u furay tababar.
Tababarkan oo ay Shaqaaluhu ku qaadanayeen Culuunta Casriga ah ee Saxaafada ayaa Mas’uuliyiinta Wasaaraddu halkaasi ka hadleen.agaas