Madaxweynaha oo Furay Xarunta Agoomaha Qayb Cusubna Dhagax dhigay.

0
29

DSC_0031Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta dhagax dhig iyo xadhig ka jaridba ka sameeyey Caasimada Somaliland oo laga hirgeliyey Mashruucii ugu balaadhnaa ee abad Dawlada Kuwayd ka hirgeliso Somaliland kaasi oo loogu talo galay Agoomaha.

 

Xurntan oo ah mid laga bineeyey dhismeyaal aad u qurux badan oo aan dalka hore looga samayn ayaa waxa maanta lagu qabtay xarunta Agoomaha ee Kuwayd dhexdeeda halkaasi oo ay isugu yimaadeen Weftiyo tiro badna oo ka kala socday Dalka Kuwayd, Jabuuti iyo Madaxda Somaliland oo uu hogaaminaayey Madaxweynaha Qaranka SOMALILAND iyo Marwadiisa Aamina Sheekh Maxamed Jirde.

Waxaana halkaasi hadalo kala duwna ka soo jeediyey Masuuliyiin tiro badan oo halkaasi isugu timid waxaana ka mid ahaa Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo,

DSC_0021