Tahniyad

0
117

 

Abdilaziz Hassan Shabel

Axmed Qaxwaji

Cali beegsi (gabow)

Suldaan Axmed Cabdillahi

Axmed Ismaciil (Dhiisi)

Maxamud Ismaciil Farax

Maxmed Ismaciil Adan (Shiine)

Waxaan hambalyo udiraynaa  Ahmed Abdi (Sanwayne) iyo Amuun Ahmed Jama oo meher koodu ka dhacay dalka Ustreili gaar ahaan magaalada Sydni tariikhdu markay ahayd 2014.11.15.

Waxaanu alle uga baryaynaa inuu kadhigo kuwii isku reeya ubad khayr qabana alle kala siiyo waxaa kaloo  alle ka baryaynaa in uu nabad qab isku keen tuso markale.

Amiin Amiiin

 

shabel77@hotmail.com