Cudur layidha ana waa ikan aya bulsho waynta Somaliland kudhacay beryahan dabe dadkuna waxay wada noqodeen musharax W/Q: Abdijibar Sheikh Abdilahi  Fartaag

0
84

 

abdijibarBulsho waynta Somaliland waxa ku so badanayay oo dhawanahan meel walba markad tagto ishaadu qabanaysa stickers lagu dhajiyo gidaarada meherada iyo baabuurta ku waaso aad moodayso markad aragto in magaladii hargeisa ay wada mushrax tahay maalin walaba waxaad arkaysa mid cusub oo kuleh waxan ahay muxarax cusub ninba ceesantii ceel keentay,

waxanad mooda inay bedeleen salaadinti inkasto iyaga laftooda aan laga daalin walina hadba si loo dhigayo mar boqor lasheegto iyo mar garaad ama ugaas laga dhiba, waxa qoralkaygan igu kalifay markan arkay dad anan awr halaabay waydii yeen oo midhan oo wada xildona ana waa ikan oo midhana waxana habon in qofkasta miisan isasaro intaanu iman fagaara aabahayba yidhi xildhiban maad noqon ama aderkay socon mayso e waxa loo bahanyay cidii wadankan wax uqabanlayd,

Hadaba waxa is waydiin mudan waxan oo xildoona waxa ugu wacan bulsho waynta Somaliland malinba melbay ku jirtaye maantana ma halkaasay gashay, waxa kale oo iswaydiin mudan umad wada xildoona inaga mooye cidkale malagu hayaa dunida ama masoo martay,se maxaynu xilka uwada jeclaanay, ma u qalmaanse dadkan iswada magacabaya xilka ay raadinayan, mayihin se qaarka baxaya ama qaadi karaya xilka ay qorta sudhanayan,

Bal aan ku horayno waxayabaha ku ka lifaya in ay xil wada raadiyan an ku horayno musharaxinta waxa ku kalifaya waa laba arinuun

  1. In ay madax jacayl
  2. Iyo inay hati kahelaan
  3. Nidaam la aant baahsan e wadanka kajirta(without system)

 

Madax jacayl nimada iyo madax jacaylku waa wax ku abuutan binu aadamka qofkastaana wuxu jecelyay in la amaano oo lagu yidha waa kan madaxda aha ama suldanka aha ama xildhibaan waxad arkay saa dad farabadan oo xildhibaanta lahayo iya goon xil hayn,

Hantiduna waa wax yaala dadku liibata ka raadiyan waxanay nu wada jecelay inaynu xaaji hebel miidan noqono amaba meelaha laynaga sheeg sheego waxa kale oo saacidaya in hanti xilka lagu raadiya waa inago ku nool wadan musuq maasaqu hadheyay oo an wax daba gala lahayn,

Nidaam la aantu waa hooyada waxan oo dhan ama waa sababta  keenta ayay nu odhan karna waayo hadii nidaam jiro qeexaya jaga kasta iyo shuruudaha looga bahanyay qofka doonaya lays kuma habsaameen majiro nidaam sheegaya hantida qofkasto xildhiban doonaya ama wasiir iyo waxi lahal maalaba xil oo dhan taasina waata kenaysa in hanta lunsi laga dhex raadiyo,

majiraan shuruudo cadad oo ku tusinaya heerka aqooned ee loga bahan yay iyo mudo shardi ay tahay inuu wadanka uso shaqeeyo waana arinta wasaarada dalku ushaqayn la yihiin marbana cidba dusha lagaga keena halka mid aqoon iyo khibrad uleh laga dhex heli laa wasarada gudeheda, wasaradaheni intabadan waxa lagu qaybsada habqabiil ha laguba qaybsade waa in ay hadana jiraan shurudo ama shardiyo jaga kasta leeday,

beeluhuse hadaba siday uso saran ama xushaan xubinta ay sharaxanayan beeluhu waxay ku xushan in uu besha yahay oo kaliya qofkasi laakin kama fikiraan qof mushtamaca wax uqaban kara in u yahay iyo inkale hadana cabashada ugu badan iyaga sameya odayada beela matala ilaacadana ka hadla oo yidha anaga waxba naloo maqan khaladkana iyaga sameyo ay ahayd inay keen sadan qof wadan ka wax uqaban kara maahana inay cidkale ku canantan wax qabad la aan waxanan uso jeediniya inay marka hore ka fiirsadan.

 

 

W/Q: Abdijibar Sheikh Abdilahi  Fartaag