Dhagayso: Madaxweynaha oo qaabiley Ergeyga Midawga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia‏

0
61

DSC_0569Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga Midawga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Ambassador Michele Cervone d’Urso oo uu wehelinaayey Ambassador Nairobi u fadhiya Ingiriiska Mr. Neil Wigan

 

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Arrimaha Dibeda Mudane, Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali XaajI Xasan,

 

Waxaana kulanka ka dib saxaafada la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Ergeyga Midawga Yurub, Hoos ka dhagayso Codka.

DSC_0584

Halkan ka dhagayso

Halkan ka dhagayso