AROOS WACAN

0
155

Aabbo Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Gadhweyne), hooyo Aamina Maxamed Xaaji Muuse, hooyo Cibaado Maxamed Nuur, Amran Cali Xiis, Deeqa Xasan X. Maxamuud, Naciima Xasan X. Maxamuud, Siciido Xasan X. Maxamuud, Khaalid Xasan X. Maxamuud, Yuusuf Xasan X. Maxamuud, Baashe Muuse Maxamed, Cabdixakiim Muuse Maxamed, Suleekha Maxamed Xaashi Cilmi, adeero Cabdiraxmaan Xaaji Maxamuud Warsame, Maxamed Cabdiraxmaan Xaaji Maxamuud, Cabdiqani Cabdiraxmaan Xaaji Maxamuud, Warsame Cabdiraxmaan Xaaji Maxamuud, Axmed Cabdiraxmaan Xaaji Maxamuud, Caasha Cabdiraxmaan Xaaji Maxamuud, Faadumo Cabdiraxmaan Xaaji Maxamuud. Dhammaan dadkaas oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadda waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan arooska:

Maxamed Xasan Xaaji Maxamuud Warsame

& Hibo Maxamed Yuusuf Buux

Oo 27/09/2014 arooskoodu ka dhacay magaalada Delft ee dalka Netherland, waxaanay leeyihiin Ilaahay ha idinka dhigo qoyskii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela. Aamiin…. Aamiin….