Madaxweynaha Somaliland oo qaatay Card-ka Aqoonsiga.

0
144

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu shacbiga Somaliland u furay Qaadashada Kaadhka Muwaadinka oo ka bilaamatay maanta oo taariikhdu tahay 25/09/2014 Gobolka Marodi-jeex magaalo madaxdiisa Hargeysa.

 

Madaxweynaha oo iska diwaangeliyey Xarunta hay’ada shaqaalaha waxa sidoo kale madaxweynaha wehelinaayey wasiiro ka mida xukuumada Somaliland oo iyaguna qaatay kaadhka Muwaadinka.

 

DSC_0134Waxa goobta ku sugnaa shacbi weynaha Reer Somaliland qaybo ka mida oo iyaguna ka hadlay dareenkooda soona dhaweeyey Qaadashada Kaadhka Aqoonsiga shacbigana ugu baaqay inay u dareeraan oo ay muujiyaan muwaadin-nimadooda.

 

Waxa iyana sidoo kale halkaasi ka hadlay Haween ka mid ah Ururka Nafaqo iyo dhalinyaro ka mid ah ururada bulshada oo saxaafada Hambalyo u mariyey shacbiga Somaliland.

 

Madaxweynaha oo buuxiyey shuruudaha muwaadinka ayaa shaqaalaha diwaangelinta ku hawlani waxa ay Madaxweynaha u sameeyeen sida Sawirada ka muuqata kaadhka muwaadinka oo noqon doona mid shacbiga Somaliland wada qaadan doonaan loona baahan yahay inay u dareeraan oo ay dhamaystiraan shuruudaha looga baahan yahay.

DSC_0152DSC_0227 DSC_0206[1] DSC_0215 DSC_0227[1] DSC_0219 DSC_0219[1] DSC_0206 DSC_0200[1] DSC_0200 DSC_0192[1] DSC_0192 DSC_0171[1] DSC_0183 DSC_0183[1] DSC_0186 DSC_0186[1] DSC_0171 DSC_0160[1] DSC_0152[1] DSC_0152 warancade DSC_0140[1] DSC_0160 DSC_0150 DSC_0150[1] samsam waran caaq caqil RRu DSC_0134[1] DSC_0242 DSC_0238[1] DSC_0242[1] DSC_0243 DSC_0243[1] DSC_0234 DSC_0238 DSC_0248 DSC_0250 DSC_0255 DSC_0265DSC_0140 DSC_0160