Xukumad Fashilantay Kolba Gidaar Qabsatay !!!! Godomiyhah Garabka Haweenka Ucid Finland Marwo Samia

0
89

mar  Xukumad Fashilantay Kulba Gidaar Qabsatay !!!!

Diwaangalinta Madaniga Ah Ma Hadday Qasab Noqotay ?????

Diiwan Galinta Madaniga Ah Maanta Inay Noqoto Big Issue For The Coming Election Maaha !!!!! Waayo Meeshan Talaal Caafimaad Ah Lama Samaynayo Ee Waa Dorashadi Qarniga Ee Awalba Wakhtigeeda Markii La Gaadho La Qaban Jiray!!!

 Waxaa Ayaan Daro Ah In Xukamadani Ay Kulba Gidaar Yar Oo Aan Micna Lahaeyn Isku Qaado Si Ay Wakhtiga O Lumiso .Waxaa Ayaan Daro Ah In Kulba Heshiiski Ama Goa’anadi Lakala Saxeexday In Kulba La Baajiyo??

 Mudane Wasiir Waran Cade Ayaa Sheegay Inay Dawlada Somalia Qaadhaan-Bixiyeyaasha Adduunka Ka Codsadeen In Aanay Diiwan Galinta Madaniga Ah Ee Somaliland Maalgelin. Oo Arintaasi Ay Carqalad Wayen Ku Tahay Ictiraafki Somaliland  (Is It True Or An Exucuse Of The So Called Goverment?)!!!!!!! Of Course Waa Wakhti Lumis Oo Xaq Darro Ah , Oo Waliba Sharaf Dhac Wayen Ku Ah Xukumadda Maanta Talada Haysa.

 Diiwan Galinta Madinga Ah Waa Process Aad iyo Aad O Dheer Waxaanay Qaadan Karta In Ka Badan 9 Bilood , Marka Xukummaddo Inay Ka Dhigato Qiil Maaha Ee Waa Cadaalad Darro . Xukumadda Haddi Ay Ictiraafka Somaliland Danaynayso Mar Horey Ayay Wax Qabadkeeda Caalamiga Ah Xoojin Lahayed Oo Ay Wax Tarkeeda Iyo Maalkeeda Galin Lahayed Sidi Ay Xidhiidh Diplomaasiyeed Caalamka Oga Heli Lahayed.

 Xukamadd Maanta Talada Haysa Maxay Diiwan Galin Madani Ay KA Danaynyasa Ama Ictiraaf Raadis Waayo Kalabadh Dhaliyaradi Somaliland Ee Wada Tahriibka Ahaa Badahaa Ayay Kuwada Dhinteen Qaarna La Waayay Qaarna ay Dhaawac Meel La Joogaan ?????!!!!!. Marka Xukumada Ma Kaligeed Ayo Caalmki Aqoonsanayaan Aaway Dhaliyaradi Iyo Ubaxi Soo Kacayay ???

 

Muadiniinta Somaliland Waa Muraayada Xukumadda Marka Haddi Ay Muadiniinti Qaar kood Ay Dar Xumaysan Yihiin Dee Waa Niyad Jab Wayen Ayay Muraayadi Xukumadda Ka Muuqata Markaa Ictiraafko Sidaas Kuma Imaado . Ee Waxaan Odhan Lahaa Xukumadda Doorashada Carqaladaha Faraha Badan Ee Xaasidnimada iyo Cadaalad Darido Ka Muuqato Ka Daaya Dadka Sharafta Leh , Shalay Markaad Wax Rabteen Si Sharaf Leh Iyo Gobonimaba Leh Ayaa La Idiin Soo Dhaweeyay , Kursiguna Dhaxal Idiin Noqon Maaye Ee Waa Wareegtee Ee Jaaniska O Baniiyaya Dadaka Mudan .

 Godomiyhah Garabka Haweenka Ee Ucid Finland Marwo Samia Muse