Ciidamada Somaliland oo Gacanta ku dhigay 40 Xildhibaano Barlamaanka Somaliya iyo Dagaalka oo ka socda gudaha Itoobiya.

0
65

waHargeysa(Waaheen) Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Gacanta ku dhigay in ka baddan 40 qof oo isku jirra Xildhibaano Barlamaanka Somaliya ka Tirsan, kuwii khaatumo iyo  Qurbajoog faro badan oo shallay soo gaadhay Saax-dheer.

Ciidamada Qaranka Somaliland oo Waabarigii Saaka Dagaal Culus ku qaaday Saax-dheer oo lagu caleemo sarayey saaka Cali Khaliif Galaydh,.

Cali kahliif galaydh ayaa u baxsay dhanka itoobiya, balse Ciidnaka Somaliland oo Amar ka haysta dhanka Itoobiya ayaa waxa la sheegay in laysla marayo Meel Soddon Killomitir Gudaha itoobiya oo haatan dagaal culusi ka socdo.

Waxa Ciidanka Amar lagu siiyey in aanay ka hadhin illaa gacanta ay ku soo qabanayaan Cali khaliif galaydh.