Jaalliyada Somaliland ee Germany iyo Dadkani Waxay Hambalyo udirayaan Meherka: WAriye Mustafe C/kariin Cali (Mustafe Future) iyo Xaaskiisa Nasra C/samad Sh.Muxumed

0
77

10517680_264667803724141_7841222431690016619_n

Gudoomiyaha Jaalliyada Somaliland ee Wadanka Germany Maxamed Xuseen Dhacsi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Xidhiidhiyaha Jaaliyada Bushaaro Jaamac Saalax.

Gudoomiyaha Kulmiye ee Dhalinyarada Germany C/risaaq Axmed C/laahi (C/risaaq Jeex)

Aadan Cabdi Aadan

Riyaad Maxamed Yuusuf iyo Xaaskiisa

Xamse Aadan Yaasiin iyo Xaaskiisa

Axmed Yasiin Mawliid

Rooble Cabdi Muus Iyo Xaaskiisa Raxma Cabdi Aw Xirsi

Jimcaale Muxumed Faarax iyo Xaaskiisa

Mustafe Maxamuud Cabdi iyo Xaaskiisa Ayaan Maxamed Dalmar

Cismaan Xamdaan iyo Xaaskiisa

Aamin C/laahi iyo Wiilkeeda

Caasha Xaashi Bacaddo

Milgo Cilmi Ducaale iyo Odaygeeda

Mustafe C/raxmaan Cali

Mukhtaar Siciid Cartan iyo Xaaskiisa

Nasradiin Maxamed Cismaan

Maxamed Axmed Jaamac (Garaad)

Faarax C/raxmaan Yuusuf

Khadra Maxamuud Samatar

C/qaadir Maxamuud Samatar

Rudwaan Cabdi Xasan iyo Xaaskiisa

Ismaaciil Cabdi  Goohe iyo Qoyskiisa

Caasha Shabeel

Khaalid Cabdi Yuusuf (Miino)

Axmed Aw Jaamac iyo Xaaskiisa

Hodan C/raxmaan Cali Aloore (Neero)

Samiira Maxamed Jaamac

Iyo Dhamaan Dhalinyarada Jaalliyada Somaliland ee Wadanka Germany waxay Hambalyo kal iyo Laab ah udirayaan Meherka: Mustafe C/kariin Cali (Future) iyo Xaaskiisa Marwo Nasra C/samad Sheekh Muxumed oo Meherkoodu ka Dhacay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa.

Waxaanu leenahay Aqal galkiina ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo, Wiil iyo caano Gabadh iyo caano.