Tacsi

0
100

bimillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

ucidbutton_01

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

                   

 

 

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

 

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/4267/2014                                                                                                                             Date: 14/08/2014

UJEEDDO/                Tacsi Tiiraanyo leh

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Xisbiga Ucid; Guddoomiye Ku Xigeenada,  Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Muba Aumar, Afhayeenka Qaarada Austerilia. & Nuura Ciise Oomaar , Xoghayaha Garabka Haweenka Qaarada Yurub,iyo Dhamaan Reer Ciise Oomar Geeridi Naxdinta lahayd ee Ku timi , Ale how naxariisto ee  Hooyadood Marxuumad  Cadar Aw-Siciid Cawaale iyoWalal kood Marxuum Axmed Daahir Ciise Oomaar  oo  Oo Shil baabuur uu ku Dhintay xalay.

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada  reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa Rabi ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII   IYO QARAABADII ay ka baxeen. 

Aamiin                                                                            Aamiin                                                                     Aamiin 

 

Xoghayaha Sweden  Xisbiga UCID 

Faysal Cadami