DOONISTA DANAYSTAHA IYO DANTA QARANKU KALA FOG Khaalid Cali Cilmi

0
43

Xukuumada oo aan wakhtiogeedii dhwayn, ayay ku qaylinyaan hala dhiso dawlada ku meel gaadh.    Maxay Xiise u qabaan kursiga?

Haddii dawlad kulmeegaadh la dhisayo, oo dawladii umaddu kalsooniddeda siisay aya meesha ka saarayaan. Ma iygaa aya dhaxal u leh dhisiadda xukuumada.

Haddii ay leeyihiin waxaanu axsaab mucaarid ah… Distoorka meelna kamaga taalo Haddii doorashadu dhici weydo hala dhiso dawlad kumeel gaadh oo mucaaridku ku jiro.

Raali ahead Faysal, Ciro  iyo golhaan u waashay ee marayha u dhigtay xukunka.

Xukuumadan ayaa talada haynaysa inta doorshao laga qabanaayo, waana sidii ay Somaliland wweligeed ahayd. Maaha mid ay iyadu bilaabayso.

Cid haba yaraatee dhisi karta dawlad kumeel gaadh oo dalka qas iyo qalaalse wada gacanta ayaa laga qabanayaa. Shacbiguna danhiisa wuu yaqaan.