Ciidan ka goostay somaliland oo kaymaha galay.

0
82

 

Qiriiley (waaheen) ciidan ka tirsanaa Somaliland ayaa xalay la goostay shan gaadhi oo tikniko ah, waxaana lagu soo waramayaa inay gaadheen deegaanka qoriiley oo ku taala xuduudka.

Ciidankan oo uu horjeege u ahaa gaashaanle sare doolaal Cabdi xaabsade waxa la sheegay in ay ka cadhoodeen gaadhi tikniko ah oo ka soo goostay kooxda khaatumo, kaasoo ay dalbadeen in la siiyo, hase yeeshe loo diiday.

Ciidanka goostay ayaa ahaa ciidan beeleed la soo jeeda gobolka sool, kaasoo la qarameeyey xiligii axmed Cabdi xaabsade Ku soo laabtay somaliland.