Wasaarada Maaliyada iyo Ganacsatada waawayn oo kulan Yeeshay

0
79

 

 

Waxay ka wada hadleen Kobcinta Miisaaniyada 2015

 

Waxa Shalay oo taariikhdu ahayd  05/08/2014 kulan ku dhexmaray Gudida siyaasada miisaaniyada Qaranka iyo rugta ganacsiga somaliland oo ay weheliyaan Ganacsatad soo dejiyaashu kulankaas oo ku saabsanaa xogogaal unoqoshada ganacsiga somaliland ee gudida siyaasada miisaaniyada taas oo rugta ganacsiga iyo ganacsatadu ay xog waafiya kasiiyeen islamarkaana waxa la isla qaatay in la joogteeyo kulamada noocana maadama ganacsatadu tahay Udub dhexaadka Dhaqaalaha dalka gebegebadii waxa wasiirka maaliyada oo gudoominayey shirka uu u mahad naqay dhamaan ganacsatadii kasoo qaybgashay kulnka iyo madaxda rugta ganacsiga sidoo kale wuxuu wasiirku u mahadnaqay gudida siyaasada miisaaniyada oo hadh iyo habeenba hawl balaadhan lawada wasaarada maaliyada iyo guud ahaan qaran kaba.