Xulka Dalka Germany oo Cadho Gaamurtay kula Dul dhacay Barasil Kana Dhaliyey 5 Goal.

0
172

gerHargeysa(Waaheen) Xulka Dalka Germany ayaa Hafkii hore ee Ciyaarta 5 Goal u Xambaariyey Xulka Dalka Brasil oo dalkoodu uu martigaliyey Koobka Aadunka, Ciyaartan oo socotay 30 Daqiiqo ayey 5 Goal ka gaadhiyeen Germalku Dalka Barasil, Hafkii hore ee Ciyaarta oo soo gabbo gabooyey ayaa lagu kala Nastay Germany oo leh 5Goal iyo Barasil oo 0 ah.