Dhagayso: Wasiirka Arimaha Debada Somaliland oo faah faahin ka bixiyey Kulan Ay Madaxtooyada ku wada yeeshee Safiirku xigeenka UK u fadhiya Ethiopia.

0
49

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Sillaanyo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirku xigeenka dawladda Ingiriiska u fadhiya Safaaradda Ethopia Mr. Chris Allen.

Kulankan oo ay kaga wada hadleen labada dhinac Arrimo dhawra oo ay ka mid tahay Xaalada Taleex ayaa waxa markii uu dhamaaday warbaahinta la hadlay Wasiirka Arimaha Didbada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiir ku xigeenka Uk u fadhiya Ethiopia Mr. Chris Allen.

IMG_0068-300x200dhagayso