Global Polyclinic Hargeysa

0
105

Xarunta Caafimaadka ee (Global Polyclinic Hargeysa) waxaa shaqada ka bilaabaya 04/06/2014 laba dhakhtar oo Hindi ah. Dr: Kumar oo ah khabiir ku takhasusay daawaynta cudurada Wadnaha, xididada iyo Dhiig-karka iyo Dr. Yendru oo ku takhasusay cudurada Lafaha, Muruqyada, iyo Roomatiisamka.

Dhakhaatiirtan oo waya qalab casri ay iyagoo joogaya shan cisho, kuuna fududaynaya VISA Hindiya ah haddii uu bukaanku u baahdo.

Kala Xidhiidh 528978 ama 063-3611110.