Hadalki Madaxweynaha Maanta W/Q Khadar Ibrahim‏

0
169

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamayamuwadiniinta Somaliland.

Maanta hadalkii u ku hadlay madaxweyne axmed maxamed maxamuud silaanyo wuxuu xambaarsanaa dhowr qodob oo muhiim ah, wuxuuna cadeyay inuu yahay musharax taasna taageeradedii wuu ka helay bulshadda Somaliland dhamaantood, wuxuuna cadeyay in wax haba yaraate oo ka dhaxeyay isaga iyo muuse biixi an jirin baa , taasna hadal henteeda wuu dhamaaday !!!, wuxuuna madaxweynuhu cadeyay in khilafka kulmiye u yaal gudiga diwaangalinta, iyagona maanta waa kuwi go’an ka soo saaray oo taageeray go’amadii gudigi shirweynaha 3aad ee xisbiga bahweynta kulmiye.

 

Madaxweyne silaanyo wuxuuna taabtay arinta amniga taas oo ay ismoodin dad inay ciyar tahay oo ay khal khal galin karan !!, dhacdadii wasiirki hore ee amniga aya logo cibra qaadanaya, amniga dalkoona safaad maaha kuwii iska soo baxay oo qaanoonkii mudaharaadka oofin waaya waa kuwi jeelasha ku jira waayo dad hadi mudahar wadan wasaaradda arimaha gudaha ayay ka soo qadan lahayn fasax, waxana ku faanayna hadi aano nahay umadda reer somaliland in aano haysano cidan jodhiba amaanka gacanta ku dhiga sida RRU .

Khilafka bahweynta kulmiye wuu dhaman doona sidi mar hore sheegay, gurtida iyo gudiga diwaangalin toba way dhamayn doonan, dalkana shuruc ba u taal shurucdaasna aya logo kala baxaya, laakin waxan raba in aan u sheego qolooyinkan ku riyoonaya bur burka kulmiye !! adeeryaal kulmiye ja weyn bur bur ee sheeko kale keena.

 

Saadaashu waa khayr khayr khayr !!

 

W/Q Khadar Ibrahim A

 

Khadar338@hotmail.com