Wasiirkii Amniga Somaliya oo iscasilay caawa

0
104

Muqdisho(Waaheen) Wasiirkii Amniga Somaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa ku dghawaaqay in uu iska casilay xilkiiw asiirnimo ee uu ka hayey Dawladda Federalka Somaliya, kadib markii manta Kooxda Alshabaab weeraro khasaare gaystay ay ka fulisay gudaha xarunta Baarlamaanka Somaliya.

GuleeeeedC/xakiin Xuseen ayaa caawa mar uu ka hadlay Idaacada Dawladda Somaliya si rasmi ah ugu dhawaaqay iscasilaadiisa, waxaanu u rajeeyey Ciidamadda qaranka in ay dedaal;kooda muuujiyaan isla markaana dagaal kala hor tagaan kooxda nabad diidka.