Barlamaanka Loo Bahan Yahay 2015 W/Q Khadar Ibrahim‏

0
157

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiininta Somaliland ee ka yaq yaqooda xumanta una hiiliya wanaaga iyo xuman diidka ah.

 

Iyaado u taalo shacabweynaha cida dooran doonan doorashadda golaha barlamaanka 2015,waxaa haboon in dib u qiimayno barlamaanka jiray 2005 ila iyo imika waxaanu odhan karna inuu ka gaabsaday aayihii shacabkan iyo wixi ka filiyeen wuxuu u qaban doono, runti barlamaanku muddo dheer wuxu ka liitay hogganimadda, gud.ciro xildhibaanimo ayuu ku wanagsaana laakin hogganimo taas mus’liyadeeda waxay saran tahay xisbiga Ucid marke soo bandhgayn ciro 2005.

 

Shacabku waa in ay doortan musharaxiin danahooda u joogta ah ee looma baahna xil. Dibadd ku maqan mushaharna dahabshiil ka qaata looma baahna barlamaan danbe oo saas ah, marka taasu dhacdo wax imanaya gudoomiye adag oo garanaya xilkan weyn,sida ka barlamaanka soomaaliya jawaari,amba sida xildhibaanadeena ugu fir firfcuun sida gud. Baashe –Xil cabdiraxmaan talyanle – xil cali mareexaan.

 

Saadaashu waa khayr khayr khayr !!

 

W/Q Khadar Ibrahim A

 

Khadar338@hotmail.com