10-ka Qof Ee Ugu Taajirsan Somaliland.

0
851

Marka Hore Waxan Salamaya Dhamaan Warbaahinta Somaliland ee Madaxa Banaan.

Sida ay Qortey Jariirad Kasoo Baxda France Oo Ka Hadasha Dhaqaalaha Ayaa Mar Ay Soo Bandhigaysay Dadka Ugu Lacagta iyo Hantida Badan Bariga Africa Oo Dhan Ayaan Kasoo Dhex Saaray Inta Reer Somaliland Ah, Ganacsigoodu Wadamada Jaarka Ah Ha Uba Badnaadee, Tusaale Ahaan Ibrahim Dheere Waxa Ku Qoran in Uu yahay Ama Udhashay Djibouti Halka Aamina Mooge Hersi Uganda Ku Qoran Tahay lkn Asal Ahaan Waa Muwadiniin Reer Somaliland.

Hadaba Akhristow Ka Bogo 10ka Qof Ee Reer Somaliland Ugu Taajirsan Iyo Inta Ay Haystaan Hanti Oo USA Dollar ah.

1. Ibrahim Abdi Kahin ( Ibrahim Dheere) 1.6 Billion $

2. Mohamed Saeed Duale (Dahabshiil) 700 Million $

3. Cumar Caydiid (Golden Boy) 560 Million $

4. Aamina Mooge Hersi 445 Million $

5. Mohamed Ismail Tarabi( Ina Afdiinle) 405 Million $

6. Abdi Awad Ali (Indho Dheero) 301 Million $

7. Mohamed Saed Geedi ( Ina Aw saciid) 200 Million $

8. Mohamed Abdilahi Xoogsade( Xoogsade ) 165 Million $

9. Family Oomar. 160 Million $

10. Ahmed Osman ( Geele Arab) 68 Million $

11. Aragtayee Maxad Odhan Ma Ishaad Wax kaga Jari.

 

Jariiradu Waxay Ka Hadlaysay Bariga Africa lkn Waxa Jira Tujaar Kale Oo Meele Kale Ganacsi ku leh Sida Mohamed Yusuf Uk. Oo ah Qofka Ugu Taajirsan Reer Somaliland lacagtiisuna 2010-kii Ay Ahayd 2.8 Billion Waxa Kaloo Jiri Karaaya Dad Kale Oo Meelo Kale Ku Nool.

 

Yusuf Ahmed Ali

mah5262@hotmail.com

 

Xigasho http://www.larecherche.fr/ 02.04.2014