Kalfadhii 53 ee Golaha Gurtida oo Furmay iyo Saleebaan oo Xaalad Caafimaad ugu baxaya Dibada.

0
111

Saleeban-galaaHargeysa(Waaheen) Kalfadhigii 53 ee Golaha Guurtida  ayaa Maanta Si rasmi ah u furay, waxaana Xildhibaanada Golaha Guurtida loo qaybiyey Ajandaha Kalfadhigaasi , fadhigaasi oo uu shirguddoominayey Guddoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Md.Saleeban Maxamuud Aadan ayaa hadal koo ban ka jeediyey Fadhigaasi isaga oo sheegay in muddo bil ah uu fasax caafimad uu ugu bixidoono dalka Dibadiisa, waxaanu xildhibaanada u soo jeediyey in hawlahooda sii watan.

Xildhibaanada ayaa Maalinta Barri ah Ansixindoona Xeerka Kalfadhiga 53-naad.