Meher Wacan

0
93

Meherka-Naasir-300x200Guddoomiyaha Waaheen Media  Group Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) , Maareyaha Waaheen Naasir Maxamed Cabdilaahi, Tafatire kuxigeenka,  Cabdiraxman Cisman Cabdilaahi (Isbatore), Cabdishakuur Maxamuud, Yacquub Siciid Kuriya, Dhamaan Shaqaalaha Waaheen Media Group waxay Hambalayo iyo bogaadin u diraynaa

Naasir Yuusuf Daahir

Iyo

Marwadiisa Hoodo Siciid Shugri

Oo Meherkoodu ka qabsoomay Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa, waxaanay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN