Khilaaf uma dhaxeeyo xukuumada siilaanyo iyo wargayska haatuf ee wuxuu udhaxeeyaa laba beelood

0
71

Image104_002Waxaa maalmahanba xukuumadu shaqo joojin ku haysaa wargaysaka madaxa banana ee haatuf oo ka soo baxa caasimada jamhuuriyada somalilnd hargaysa iydoo waliba qalbakii wargayskaasi uu yaalo aqalka madaxtooyada

Waxa uu siilaanayo markii uu doorashada ku jiray ku ballan qaaday inuu ilaalindoono xornimada saxaafada iyo xoriyada suxufiga taasoo noqotay waxba kama jiraan

Waxa ay isku dayday xukuumadu inay shabakada internet ka kasaarto wargaysaka haatuf iyadoo ka codsanaysa cidkastoo arnitaa awooda kuna  shuqul leh

Waxa ay xukuumada siilaanyo meel kaga dhacday dastuurkii umadda Somaliland taasoo lagu xukumo shacabaka somaliland green book kulmiye iyo hadalka xirsi iyo wasiirada aanay isku  shaandhantu ku dhicin

Iyadoo lagu haysto wargaysaka haatuf qabyaalad iyo dulmi maadaamoo

  • Siilaanyo oo rabo musharaxa xisbiga kulmiye iyo gudoomiayaha xisbiga kulmiye 5 sano ee soo socota
  • Gudoomiayaha xisbiga kulmiye ahana musharaxa madaxwayne ee xisbiga kulmiye mudane muuse biixi cabdi  oo siilaanyo rabo sitoosa inuu uga xayuubiyo xilka shaashadana uga saaro muuse biixi
  • Maadaamoo muusa biixi aanuu ogalayn mudo kordhinta siilaanyo iyo inuu noqdo musharaxa 5sano ee soo socota waxa la gudboonaatay siilaanyo inuu xilka ka tuuro muuse biixi  xidhana wargaysaka haatuf si aanay u kicin beelaha muuse biixi ka soojeedo iyo wargayska haatuf

Qalinkii:   mustafe Ibrahim ismail (quraysh)